somali news
Kooxo burcadbadeed looga shaki qabo oo xeebta degmada Eyl ku afduubtay dooni yar si ugu ugaarsadaan maraakiibta ganacsi ee gooshaysa xeebaha Badweynta Hindiya
Garoowe-(Puntland Mirror) Kooxo burcadbadeed looga shaki qabo ayaa dooni ku afduubtay xeebaha degmada Eyl ee gobolka Nugaal, sida uu Puntland Mirror u sheegay sarkaal katirsan ciidamada badda Puntland. Cabdisalaam Maxamuud oo ah sarkaal katirsan ciidamada […]