somali news
Odayaasha dhaqanka Garoowe oo codsaday in la baneeyo xirmooyinka laga sameystay dooxooyin daaqsimeedyada ku dhow magaalada Garoowe
Garoowe-(Puntland Mirror) Odayaasha dhaqanka degmada Garoowe ayaa codsaday in la baneeyo xirmooyinka laga sameystay dooxooyin daaqsimeedyada ku dhow magaalada Garoowe. Mid kamid ah odayaasha dhaqanka oo la hadlay idaacada maxaliga ah ee Radio Daljir ayaa […]