somali news
Maleeshiyo katirsan Galmudug oo ugu yaraan shan qof ku dilay gudaha gobolka Mudug
Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Ugu yaraan shan qof ayaa la dilay 10 kalena waa ay dhaawacmeen kadib markii maleeshiyo katirsan Galmudug ay beegsadeen dad shacab deegaanka Laan-Qawar ee degmada Jariiban, sida ay sheegeen dadka deegaanka. Sida ay […]