somali news
Isimada gobolka Nugaal oo qado sharaf u sameeyay Raysulwasaare Xasan Cali Khayre
Garoowe-(Puntland Mirror) Isimada gobolka Nugaal ayaa qado sharaf u sameeyay Raysulwasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre maanta oo Isniin ah. Munaasabada qado sharafta ayaa ka dhacday xarunta dalxiiska Hido-Raac oo kutaala duleedka magaalada Garoowe. […]