• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ August 9, 2022 ] Wasiirka cusub ee maaliyadda DFS oo xilka la wareegay Somalia
  • [ August 7, 2022 ] Baarlamaanka DFS oo ansixiyay golaha wasiiradda cusub Somalia
  • [ August 2, 2022 ] Raysulwasaaraha cusub DFS Xamsa Cabdi Bare oo ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda Somalia
  • [ August 2, 2022 ] Mareykanka oo hoggaamiyihii Al-Qaacida ku dilay duqeyn ka dhacday Afkaanistaan World
  • [ July 27, 2022 ] Al-Shabaab ku dhintay qaraxyo ay diyaarinayeen Somalia
HomeHome

Home

Home page or default page

Home

Ugu yaraan 11 qof oo ku dhimatay qarax ka dhacay Istanbuul

June 7, 2016 Abdi Omar Bile 0

Weerar bumbo oo lala eegtay gaari booliis ah gudaha magaalada Istanbuul ayaa waxaa ku dhimatay ugu yaraan 11 qof, oo ay ku jiraan saddex katirsan ciidamada booliiska, sida uu sheegay guddoomiyaha magaalada. “Todobo booliis ah […]

Home

Madaxweyne Erdogan oo ka qaybgali doona aaska Maxamed Cali Kalaay

June 7, 2016 Abdi Omar Bile 0

Ankara-(Puntland Mirror) Sida ay sheegeen Qoyska Marxuum Maxamed Cali Kalaay oo Maalinta Jimcaha aas ballaaran loogu sameynaayo dalka Mareykanka Madaxweynaha dalka Turkiga Reccep Tayyip Erdogan iyo Boqorka Jordan Boqor Cabdallah ayaa ka qaybgeli doona Aaska. […]

Home

Hilary Clinton oo gaartay tirada looga baahanyahay in Dimuqraadiga ugu magacaabo musharax Madaxweyne

June 7, 2016 Abdi Omar Bile 0

Washington-(Puntland Mirror) Hillary Clinton ayaa la sheegayaa inay heshay tirada ergada laga rabay si ay u noqoto musharaxa xisbiga dimuquraadiga ee Madaxweyaha Maraykanka. Mrs Clinton ayaa hadda noqoneysa musharaxa doorashada November dhici doonta uga qeybgalaya […]

Home

Madaxweynaha Soomaaliya oo booqday xerada qaxootiga Dhadhaab

June 6, 2016 Abdi Omar Bile 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta duhurkii gaaray xerada qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kiinya halkaas oo  ay ku noolyihiin qaxooti badan oo Soomaali ah. Waxaa madaxweynaha halkaas kusoo dhaweeyay wasiirka arrimaha gudaha […]

Home

Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya oo gaaray xerada qaxootiga Dhadhaab

June 6, 2016 Abdi Omar Bile 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya Cabdisalaan Hadliye Cumar ayaa maanta gaaray xerada qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kiinya. Wefdiga ayaa hordhac u ah Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo la filayo inuu maanta […]

Home

Wasaarada Cadaalada Puntland oo iclaamisay in maalinta Isniinta ay Ramadaan kow tahay

June 5, 2016 Abdi Omar Bile 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Wasaarada cadaalada Puntland ayaa sheegtay in berito ay tahay Ramadaan, sida uu sheegay wasiirka cadaalada. Wasiirka cadaalada dowlada Puntland Saalax Xabiib oo caawa la hadlay taleefishinka dowlada Puntland ayaa sheegay in bisha laga […]

Home

Gabar wariye ah oo lagu dilay Muqdisho

June 5, 2016 Abdi Omar Bile 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Gabar wariye ahayd oo ka shaqayn jirtay idaacada dowlada Soomaaliya ayaa maanta lagu dilay magaala Muqdisho. Sagal Salaad Cismaan ayaa koox hubaysan ku toogteen kasoo horjeedka Jaamacada Plasma oo ay wax kabaran jirtay. […]

Home

Beesha caalamka oo soo dhoweysay go’aanka Madasha Hogaanka Qaran ee ku saabsan geedi-socodka doorasho ee 2016

June 5, 2016 Abdi Omar Bile 0

Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Urur-Goboleedka IGAD, Midowga Yurub, Ethiopia, Italy, Sweden, Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska iyo Dowladda Maraykanka ayaa soo dhoweeyay horumarka muhiimka ah ee Madasha Hogaanka Qaran (MHQ) usbuucan ka gaartay hanaanka geedi-socodka doorasho ee […]

Home

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Turkiga oo xariga ka jaray dhismaha safaarada cusub Turkiga

June 3, 2016 Abdi Omar Bile 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Turkiga a ayaa si wadajir ah xarigga uga jaray dhisamaha cusub ee Safaaradda Turkiga ee Soomaaliya. Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Da’uud Aweys oo ku sugan Xafladda furitaanka Safaaradda Cusub ee Turkiga […]

Home

Deg Deg: Madaxweynaha Turkiga oo Muqdisho soo gaaray

June 3, 2016 Abdi Omar Bile 0

                Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Turkiga Rajib Dayib Erdogan ayaa goor dhoweyd maanta oo Jimce ah soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Waxaa garoonka Aadan Cade kusoo dhaweeyay […]

Posts navigation

« 1 … 4 5

Follow on Facebook

Most Read

  • Baarlamaanka DFS oo ansixiyay golaha wasiiradda cusub

    August 7, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Golaha xildhibaanada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah ansixiyay golaha wasiiradda cusub ee uu soo magacaabay Raysulwasaare Xamse Cabdi Bare. Kullanka oo ay soo xaadireen 23 ayaa 229 xildhibaan aqbaleen golaha [...]
  • Raysulwasaaraha cusub DFS Xamsa Cabdi Bare oo ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda

    August 2, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Bare ayaa galabta oo Talaado ah ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda. Xubnaha cusub ee golaha wasirrada ayaa ka kooban 26 xubnood kuwaasoo uu [...]
  • Al-Shabaab ku dhintay qaraxyo ay diyaarinayeen

    July 27, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Labbo xubnood oo katirsan maleeshiyadda Al-Shabaab ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay magaalada Muqdisho maanta oo Arbaco ah, sida ay tebisay warbaahinta dowladda. Labada xubnood ayaa ku sugnaa guri kuyaala Muqdisho marka uu [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Madaxweynaha Puntland oo wacad ku maray inuu laynayo maxaabiista al-Shabaab haddii aysan maleeshiyada joojin dilka shacabka

    June 9, 2016 0
    Garoowe-(Puntland) Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa sheegay maanta oo Khamiis ah in dowladiisa ay layn doonto dagaalyahanada al-Shabaab ee ku jira xabsiyada Puntland haddii aysan maleeshiyada joojin dilka dadka shacabka ah ee reer [...]
  • Afhayeenkii hore ee maamulkii Ximin iyo Xeeb oo Muqdisho lagu dilay

    February 18, 2017 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Afhayeenkii hore ee maamulkii Ximin iyo Xeeb ayaa kooxo hubaysan oo aan la aqoon haybtooda ku dileen gudaha magaalada Muqdisho maanta oo Sabti ah, sida ay ilo-wareedyadu sheegeen. Maxamed Cumar Xaafey ayaa gaari [...]
  • Baarlamaanka Soomaaliya oo mudeeyay doorashada madaxweynaha

    January 25, 2017 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Baarlamaanka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah iclaamiyay in doorashada madaxweynaha Soomaaliya ay dhici doonto 8-da bisha Febaraayo. Doorashada madaxweynaha ayaa sida rasmiga ah waxa ay ahayd in ay dhacdo bartamaha [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions