• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ August 9, 2022 ] Wasiirka cusub ee maaliyadda DFS oo xilka la wareegay Somalia
  • [ August 7, 2022 ] Baarlamaanka DFS oo ansixiyay golaha wasiiradda cusub Somalia
  • [ August 2, 2022 ] Raysulwasaaraha cusub DFS Xamsa Cabdi Bare oo ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda Somalia
  • [ August 2, 2022 ] Mareykanka oo hoggaamiyihii Al-Qaacida ku dilay duqeyn ka dhacday Afkaanistaan World
  • [ July 27, 2022 ] Al-Shabaab ku dhintay qaraxyo ay diyaarinayeen Somalia
HomeHome

Home

Home page or default page

Home

Kalafadhiga 37-aad ee baarlamaanka Puntland oo Garoowe ka furmay

June 15, 2016 Abdi Omar Bile 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Kalafadhigii 37-aad ee golaha wakiilada Puntland ayaa maanta oo Arbaco ah ka furmay caasimada Puntland, Garoowe. Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ku-xigeenkiisa Cabdixakiin Cabdulaahi Camay iyo xubno kamid ah golaha wasiirada ayaa ka […]

Home

Maleeshiyo looga shaki qabo al-Shabaab oo xalay madaafiic ku garaacay qaybo kamid ah Muqdisho

June 15, 2016 Abdi Omar Bile 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) maleeshiyaad looga shaki qabo al-Shabaab ayaa madaafiic cul culus xalay ku garaacay meelo ku yaala caasimada Soomaaliya, Muqdisho, waxayna sababeen ugu yaraan shan qarax, sida uu khadka taleefoonka ugu sheegay warbaahinta Bloomberg, taliye […]

Home

Deg Deg: Dhawaaqa madaafiicda oo caawa laga maqlayo gudaha Muqdisho

June 14, 2016 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaafiic waa weyn ayaa caawa dhawaaqooda laga maqlayaa magaala Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Sida aya ilo-wareedyo ku sugan Muqdisho u sheegeen warsidaha Puntland Mirror dhawaaqa madaafiicda ayaa laga maqlayaa meelo kala duwan oo […]

Home

Madaxweynaha Puntland oo xil ka qaadis ku sameeyay taliyeyaasha ciidanka ee haayada nabadsugida PIA

June 14, 2016 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa xil ka qaadis ku sameeyay taliyeyaal katirsan ciidamada haayada, Puntland Intelligence Agency (PIA). Madaxweynaha ayaa waxa uu xilalkii ka qaaday taliyaha ciidanka PIA, Sharmaake Shiikh Doon […]

Home

Madaxweynaha Soomaaliya oo xilkii ka qaaday taliyihii nabadsugida

June 14, 2016 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowlada federaalka ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta xli ka qaadis ku sameeyay taliyihii nabadsugida ee sirdoonka qaranka (NISA), Cabdiraxmaan Maxamuud Tuuryare, sida lagu sheegay digreeto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha. Madaxweyne […]

Home

Madaxweyne ku-xigeenada Jubaland iyo golaha wasiirada oo xilka loo dhaarshay

June 14, 2016 Puntland Mirror 0

Kismaayo-(Puntland Mirror) Madaxweyne ku-xigeenka kowaad ee maamulka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan iyo ku-xigeenka labaad Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud (Luga Dheere) ayaa maanta si rasmiya loogu dhaarshay magaalada Kismaayo ee xarunta maamul goboleedka Jubaland. Sidoo kale waxaa […]

Home

Ciidamada amaanka Soomaaliya oo garoonka diyaaradaha Muqdisho ku qabtay diyaarad raashin dhacay u waday gobolka Gedo

June 14, 2016 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Ciidamada amaanka dowlada federaalka ee Soomaaliya ayaa garoonka diyaaradaha ee Muqdisho waxa ay ku qabteen diyaarad raashin dhacay u waday gobolka Gedo ee Soomaaliya, sida ay ku warantay wakalaada wararka dowlada Soomaaliya. Madaxa […]

Home

Taliye booliis oo Faransiis ah iyo xaaskiisa oo lagu dilay weerar mindi oo Daacish ay sheegatay

June 14, 2016 Puntland Mirror 0

Paris-(Puntland Mirror) Taliye booliis oo Faransiis ah iyo xaaskiisa ayaa lagu dilay weerar mindi markii nin mindi ku hubaysan uu soo weeraray guriga ninka booliiska ah deegaanka Magnanville oo 33 km ka xigta magaalada Baariis […]

Home

QM oo Kiinya u sheegtay in loo baahanyahay wakhti badan si qaxootiga Soomaalida loogu cesho dalkooda

June 14, 2016 Puntland Mirror 0

Kiinya waa in ay dib u dhigtaaa wakhtiga ay u goysay bisha November in 350,000 oo qaxooti Soomaaliyeed ah oo ku jira xerada qaxootiga ugu weyn Caalamka ay dib ugu laabtaan dalkooda dagaalada halakeeyeen oo […]

Home

Wasiirka amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali oo la kulmay saraakiisha amaanka gobolka Bari

June 13, 2016 Puntland Mirror 0

Boosaaso-(Puntland Mirror) Wasiirka amniga dowlada Puntland Cabd Xirsi Cali (Qarjab) ayaa maanta oo Isniin ah kulan kula yeeshay maagalada Boosaaso saraakiisha amaanka ee gobolka Bari. Wasiir Qarjab oo saxaafada kula hadlay Boosaaso ayaa sheegay in […]

Posts navigation

« 1 2 3 … 5 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Baarlamaanka DFS oo ansixiyay golaha wasiiradda cusub

    August 7, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Golaha xildhibaanada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah ansixiyay golaha wasiiradda cusub ee uu soo magacaabay Raysulwasaare Xamse Cabdi Bare. Kullanka oo ay soo xaadireen 23 ayaa 229 xildhibaan aqbaleen golaha [...]
  • Raysulwasaaraha cusub DFS Xamsa Cabdi Bare oo ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda

    August 2, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Bare ayaa galabta oo Talaado ah ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda. Xubnaha cusub ee golaha wasirrada ayaa ka kooban 26 xubnood kuwaasoo uu [...]
  • Al-Shabaab ku dhintay qaraxyo ay diyaarinayeen

    July 27, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Labbo xubnood oo katirsan maleeshiyadda Al-Shabaab ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay magaalada Muqdisho maanta oo Arbaco ah, sida ay tebisay warbaahinta dowladda. Labada xubnood ayaa ku sugnaa guri kuyaala Muqdisho marka uu [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Puntland iyo Somaliland oo is-dhaafsan doona maxaabiistii dagaalkii Tukaraq

    May 27, 2019 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Puntland iyo Somaliland ayaa isku afgartay in is-dhaafsadaan maxaabiistii dagaalkii Tukaraq, sida ilo-wareedyo lagu kalsoonaan karo ay sheegeen. Maxaabiis is-dhaafsiga oo ay fududeynayso haayada ICRC ayaa la filayaa in uu dhaco bisha soo [...]
  • Masuuliyiin katirsan dowladda Puntland oo soo gabagabeeyay socdaal qiimayn ah oo ay ku joogeen deegaanka Af urur

    June 17, 2017 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Kadib muddo todobaad ah oo ay joogeen deegaanka Af urur masuuliyiin katirsan dowladda Puntland ayaa soo gabagabeeyay socdaalkoodii, sida ay sheegeen ilo-wareedyo katirsan dowladda. Masuuliyiinta ayaa horaantii asbuucii lasoo dhaafay deegaanka Af urur [...]
  • Koox looga shaki qabo Al-Shabaab oo labo dhakhtar oo u dhashay Cuba ku afduubatay deegaanka Mandheera

    April 12, 2019 0
    Nairobi-(Puntland Mirror) Niman hubeysan oo aan la garanayn ayaa afduubtay labo dhakhtar oo u dhashay dalka Cuba waxayna dileen askari booliis ah meel u dhow xadka Kenya ay la wadaagto Soomaaliya, sida ay ku warameen [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions