Madaxweynaha Puntland oo kala diray guddiga Haayada Qandaraasyada Puntland
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maalintii Isniinta kala diray guddiga Haayada Qandaraasyada Puntland, sida ay sheegeen ilo-wareedyo. Tilaabada ayaa imaanaysa hal maalin kadib markii warsidaha Puntland Mirror uu daabacay musuqmaasuq balaaran oo ka […]