Ciidamada AMISOM oo si buuxda uga baxay xarunta Gahayr ee Muqdisho oo ku dhawaad toban sanno u ahayd saldhig milatari
Muqdisho-(Puntland Mirror) Ciidamada Howlgalka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika (AMISOM) ee gudaha Soomaaliya ayaa maanta oo Talaado ah ka baxay saldhig weyn oo milatari oo ay ku lahaayeen gudaha Muqdisho, sida ay sheegeen ilo-wareedyadu. Ciidamada AMISOM ayaa […]