Musuqmaasuq balaaran oo hareeyay Haayada Qandaraasyada Puntland
Garoowe-(Puntland Mirror) Musuqmaasuq baahsan ayaa lagu soo waramayaa in uu hareeyay Haayada Qandaraasyada Puntland, sida ilo-wareedyo ku dhow haayada ay u sheegeen warsidaha Puntland Mirror. Ilo-wareedka oo codsaday in magacooda aan la sheegin ayaa Puntland […]