Taliyihii hore ee Ciidanka Booliiska Soomaaliya oo la dhigay isbitaala kuyaala Minneapolis
Garoowe-(Puntland Mirror) Taliyihii hore ee Ciidanka Booliiska Soomaaliya Janaraal Maxamed Abshir Muuse ayaa la dhigay isbitaal kuyaala magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka, xubno katirsan qoyskiisa ayaa warsidaha Puntland Mirror u xaqiijiyay. Xaaladiisa caafimaad ayaa la […]