Ugu yaraan shan qof oo ku naf waayay qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho
Muqdisho-(Puntland Mirror) Ugu yaraan shan qof ayaa ku geeriyootay toban kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho maanta oo Axad ah, sida ay sheegeen ilo-wareedyo dhanka caafimaadka iyo ammaanka ah. Qaraxa […]