Ugu yaraan 10 qof oo ku dhaawacantay qarax gaari oo ka dhacay gudaha magaalada Kismaayo
Kismaayo-(Puntland Mirror) Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhaawacantay qarax gaari oo ka dhacay gudaha magaalada Kismaayo fiidkii xalay oo Talaado ahayd, sida ay sheegeen ilo-wareedyo katirsan ammaanka iyo caafimaadka. Qaraxa aayaa dhacay markii gaari […]