Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo laga siiyay xabsiga, maalin kadib markii maxkamad lasoo taagay
Muqdisho-(Puntland Mirror) Musharaxii hore ee madaxweynenimada Soomaaliya Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa laga sii daayay xabsi kuyaala Muqdisho habeenimadii xalay oo Khamiis ahayd, sida ay ilo-wareedyadu sheegeen. Sii daynta ayaa timid labo maalmood kadib markii ciidamada […]