Madaxweynaha Puntland oo magacaabay agaasimaha Haayada Socdaalka iyo Jinsiyadaha Puntland

Sawirka: Xarunta Haayada Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee Garoowe.

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa magacaabay agaasimaha Haayada Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Puntand, sida lagu sheegay digreeto maanta oo Axad ah kasoo baxday xafiiska madaxweynaha.

Maxamed Faarax “Qambi” ayaa madaxweynuhu u magacaabay asaasimaha cusub.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*