Daacish oo baahisay magaca ninkii fuliyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee Boosaaso
Garoowe-(Puntland Mirror) Dowladda Islaamiga sidoo kale loo yaqaan Daacish ah ayaa baahisay ninkii fuliyay weerarkii ismiidaaminta ahaa oo habeenkii Talaadada ka dhacay magaalo xeebeedka Boosaaso, sida ay daabacday wakaalada wararka Daacish. Sida ay daabacday wakaalada […]