Madaxweynaha Puntland oo agaasime cusub u magacaabay Haayada la Dagaalanka Aydhiska ee Puntland

Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali. [Sawirka: Archive]
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa agaasime cusub u magacaabay Haayada la Dagaalanka Aydhiska ee Puntland (PAC), sida lagu sheegay digreeto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha.

Madaxweyne Cabdiweli ayaa Cabdiqaadir Maxamed Axmed u doortay agaasimaha cusub ee PAC.

About Puntland Mirror 877 Articles
Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*