Articles by Abdirahman Abdullahi Sheikh
WHO oo sheegtay in isbedelka Cimilada uu khatarta ugu weyn ku yahay caafimaadka dunida qarniga 21-aad
Geneva-(Puntland Mirror) Isbedelka Cimilada ayaa khatarta ugu weyn ku ah caafimaadka dunida qarniga 21-aad, sida ay sheegtay haayada caafimaadka adduunka ee WHO. Warbixin dhowaan la soo saaray, waxay WHO ku sheegtey in xirfadleyda caafimaadku uu […]
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo dooneya in ay cunoqabateynta ka qaadaan Eriteeriya
New York-(Puntland Mirror) Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa isku diyaarinaya in ay cunoqabateynta ka qaadaan Eriteeriya kadib markii Mareykanku uu iska tuuray ku adkeysigiisii ku aadana aarintaas, sida ay ku warantay wakaalada wararka AFP […]
Xoghayihii Guud ee hore ee Qaramada Midoobay oo ku geeriyooday dalka Switzerland isaga oo 80-jir ah
Bern -(Puntland Mirror) Kofi Annan, ninkii ugu horeeyay oo Afrikaan Madow ah oo noqda Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, ayaa ku geeriyooday dalka Switzerland isaga oo 80-jir ah. Mr Annan ayaa labo jeer soo nqoday […]
Erdogan oo marka kale loo doortay madaxweynaha Turkiga
Ankara-(Puntland Mirror) Recep Tayyip Erdogan ayaa ku guuleystay shan sanno oo cusub ee madaxtinimada Turkiga. Sadi Guven, oo ah madaxa doorashooyinka ayaa sheegay in madaxweynuhu helay codadkii ugu badnaa ee loo baahnaa. Erdogan ayaa helay […]
Hoggaamiyihii Taliban-ta Pakistan oo lagu dilay duqeyn ay diyaaradaha Mareykanku ka geysteen gudaha Afghanistan
Islamabad-(Puntland Mirror) Hoggaamiyihii Taliban ee Pakistan ayaa lagu dilay duqeyn ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Mareykanku ay ka geysteen dalka Afghanistan. Mullah Fazlullah ayaa ahaa ninka loogu raadinta badnaa Pakistan, kaasoo caan ku ahaa […]
Hoggaamiyaasha Mareykanka iyo Waqooyiga Kuuriya oo yeeshay wadahadal taariikhi ah
Singapore-(Puntland Mirror) Donald Trump iyo Kim Jong-un ayaa noqonaya madaxweynihii ugu horeeyay ee Mareykan ah oo xafiiska fadhiya iyo hoggaamiyihii Waqooyiga Kuuriya ah oo kulma kadib muddo sanad ah oo ay is-dhaafsanayeen hanjabaadyo. Labada masuul […]
Mareykanka oo shaaciyay askarigii lagu dilay gudaha Soomaaliya
Washington-(Puntland Mirror) Askarigii Mareykanka ahaa kaasoo lagu dilay weerar ka dhacay Soomaaliya ayaa la sheegay in uu ahaa askari muddo sideed sanno ah kamid ah ciidamada Mareykanka, kana soo shaqeeyay Afghanistan. Staff Sgt. Alexander W. […]
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo soo jeediyay in la joojiyo dagaalka Tukaraq
New York-(Puntland Mirror) Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujiyay dagaaladii dhawaan ka dhacay gobolka Sool oo u dhaxeeyay ciidamada Puntland iyo Somaliland, waxayna soo jeediyeen in la joojiyo. “Golaha Ammaanka waxa uu […]
Hoggaamiyaha ugu sareeya Iran oo sheegay in Mareykanku uu riixayo Sucuudiga si uu uga hortago Iran
Tehran-(Puntland Mirror) Hoggaamiyaha ugu sareeya Iran ayaa Mareykanka ku eedeeyay in uu isku dayayo in uu dab ku shido dhibbaatooyinka gobolka isaga oo ku boorinaya saaxiibkiisa Sucuudi Caraabiya in uu kahor tago Tehran. Hadal uu […]