Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Maamul Goboleed ee Puntland oo soo saaray liiska guddiyada xulista ergooyinka lixda kursi ee dhiman

Garoowe-(Puntland Mirror) Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Maamul Goboleed ee Puntland ayaa maanta oo Arbaco ah faafiyay liiska guddiyada xulista ergooyinka lixda kursi ee dhiman.

Hooska ka akhriso liiska guddiyada.

Doorashada lixda kursi ee dhiman ayaa qorshuhu yahay in Jimcada ay ka dhacdo magaalada Garoowe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*