Doorashada 16 xildhibaan ee Boosaaso oo la soo gabagabeeyay

Doorasho. [Isha Sawirka: Facebook]
Boosaaso-(Puntland Mirror) Doorashada 16 ee xildhibaanada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo deegaan doorashadoodu tahay magaalada Boosaaso ayaa maanta oo Sabti ah la qabtay.

16 xubnood oo hal xubin ay dumar tahay ayaa lagu doortay halkaas, sida ay shaaciyeen Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Maamul Goboleed ee Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*