• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ June 25, 2022 ] Golaha DFS oo si aqlabiyad leh u ansixiyay raysulwasaaraha cusub Xamsa Cabdi Bare Somalia
  • [ June 23, 2022 ] Bankiga Adduunka oo Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan oo wax looga qabanayo abaarta Somalia
  • [ June 21, 2022 ] Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso oo dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan Al-Shabaab Puntland
  • [ June 15, 2022 ] Madaxweyne Xasan Shiikh oo Xamza Cabdi Bare u magacaabay Raysulwasaare cusub Somalia
  • [ June 15, 2022 ] Kalfadhiga 50-aad ee baarlamaanka Puntland oo ka furmay Garoowe Puntland
Home2021May

Month: May 2021

Somalia

Hoggaamiyaasha siyaasadda Soomaaliya oo kala saxiixday heshiis-war-murtiyeed

May 27, 2021 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Hoggaamiyaasha siyaasadda Soomaaliya ayaa kala saxiixday heshiis ku saabsan xalinta ismari-waagii ka taagnaa doorashada. Kadib dhowr maalmood oo wadahadalo Muqdisho uga socday Raysulwasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo madaxweynayaasha Dowladda Xubnaha […]

Somalia

Hoggaamiyaasha siyaasadda Soomaaliya oo dib u bilaabay wadahadalada doorashada

May 22, 2021 Abdi Omar Bile 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Kulan ku saabsan doorashada oo u dhaxeeya Raysulwasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo madaxweynayaasha Dowladdaha Xubnaha ka ah Federaalka ayaa maanta oo Sabti ah ka furmay caasimada Muqdisho. Kulankan oo sii socon doona ayaa […]

Puntland

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland Cabdisamad Cali Shire oo geeriyooday

May 20, 2021 Abdi Omar Bile 0

Garoowe-(Puntaland Mirror) Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland Cabdisamad Cali Shire ayaa ku geeriyooday Muqdisho subaxnimadii hore ee Khamiista, sida bog-wareedka Puntland Mirror ay u xaqiijiyeen masuuliyiin katirsan dowladda. Cabdisamad ayaa bilihii u dambeeyay la […]

Somalia

Madaxweynaha Jubbaland oo ku dhawaaqay golihiisa wasiiradda

May 20, 2021 Puntland Mirror 0

Kismaayo-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ku dhawaaqay golihiisa wasiiradda oo muddo la sugayay. Hooska ka akhriso liiska wasiiradda, wasiir ku xigeenada iyo wasiir dowlayaasha.  

Puntland

Maxkamada ciidamada Puntland ee gobolka Mudug oo dil toogasho ah ku xukuntay shan xubnood oo katirsan Al-Shabaab

May 12, 2021 Puntland Mirror 0

Gaalkacyo-(Puntland Mirrror) Maxkamada ciidamada Puntland ee gobolka Mudug ayaa maanta oo Khamiis ah dil toogasho ah ku xukuntay shan xubnood oo katirsan Al-Shabaab, sida ay sheegeen saraakiisha maxkamada. Xubnaha la xukumay ayaa lagu helay in […]

Puntland

Hal qof oo ku dhintay daadad ka dhashay roobab mahiigaan ah oo ka da’ay Puntland

May 12, 2021 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Daadad ka dhashay roobab mahiigaan ah oo 24-kii saac ee lasoo dhaafay ka da’ayay gudaha Puntland ayaa hal qof ku dilay gobolka Nugaal, sida dadka deegaanka ay u sheegeen bog-wareedka Puntland Mirror. Roobabka […]

Somalia

Sideed qof oo ku dhimatay qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

May 10, 2021 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Qof ismiidaamiye ah ayaa sideed qof ku dilay qarax ka dhacay saldhiga booliis oo kuyaala Muqdisho fiidnimadii Isniinta, sida ay sheegeen ilo-wareedyo katirsan haayadaha ammaanka. Qofka ismiidaamiyaha ahaa oo xirnaa jaakada qarax ayaa […]

Puntland

Madaxweyne Deni oo qaabilay madaxa xafiiska Qaramada ee Puntland

May 6, 2021 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Guy Griffin oo ah madaxa xafiiska Qaramada Midoobay ee Puntland. Kulanka madaxweynaha iyo madaxa Qaramada Midoobay ayaa diirada lagu saaray arrimaha Puntland iyo […]

Somalia

Baarlamaanka DFS oo ka laabtay muddo kordhinta

May 1, 2021 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si aqlabiyad leh ugu codeeyay maanta oo Sabti ah in ay ka laabtaan tilaabadii muddo kordhinta labbada sanno ahayd ee khilaafku ka dhashay oo ay ansixiyeen bishii lasoo […]

Follow on Facebook

Most Read

  • Bankiga Adduunka oo Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan oo wax looga qabanayo abaarta

    June 23, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Bankiga Adduunka ayaa Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan si wax looga qabto dadaalada ka jawaabista abaarta, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay Bankiga Adduunka. “Xaaladdu waa mid murugo leh, Bankiga Adduunkana waxa uu [...]
  • Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso oo dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan Al-Shabaab

    June 21, 2022 0
    Boosaaso-(Puntland Mirror) Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso ayaa maanta oo Talaado ah dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan maleeshiyada Al-Shabaab kuwaasoo lagu eedeeyay in ay dilal qorshaysan ka fuliyeen magaalada, sida ay sheegeen saraakiisha [...]
  • Madaxweyne Xasan Shiikh oo Xamza Cabdi Bare u magacaabay Raysulwasaare cusub

    June 15, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Xamza Cabdi Bare u magacaabay raysulwasaaraha cusub ee dalka. Magacaabista oo gelinkii dambe ee Arbacada laga sii daayay taleefishinka, ayaa madaxweynuhu kaga dhawaaqay raysulwasaaraha cusub, isagoona u [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Nine Al-Shabab fighters killed in US airstrike near Kismaayo

    October 2, 2018 0
    Mogadishu-(Puntland Mirror) Nine fighters from Al-Shabab were killed in US airstrike, US Africa command said in a statement on Tuesday. The attack occurred about 40 km northeast of the city of Kismayo in Lower Juba [...]
  • Deg Deg: Weerar qarax gaari ah oo lala eegtay huteel Naasahablood oo ku yaala Muqdisho

    June 25, 2016 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Gaari walxaha qarxa laga soo buuxshay ayaa goor dhoweyd waxaa lala eegtay albaabka hore Huteel Naasahablood ee magaalada Muqdisho. Dhawaaqa qaraxa ayaa laga maqlay xaafadaha kala duwan ee magaalada Muqdisho, caaismada Soomaaliya. Warbaahinta [...]
  • Wariyeyaasha Puntland oo banaan-bax dhigay si ay u dalbadaan sii daynta wariye xiran

    August 10, 2017 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Wariyeyaasha jooga Garoowe ayaa maanta oo Khamiis ah isugu tagay irida hore ee aqalka baarlamaanka Puntland si ay uga banaan-baxaan xariga wariye Cumar Maxamed oo loo yaqaan (Cumar Dheere) kaasoo weli ku xiran xabsi [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions