Puntland oo gurmadkii ugu weynaa u dirtay magaalada ay fatahaaduhu ku dhufteen ee Beledweyne
Garoowe-(Puntland Mirror) Puntland ayaa gurmad u dirtay magaalada ay fatahaaduhu ku dhufteen ee Beledweyne maanta oo Arbaco ah. 20 gaadiidka xamuulka qaada oo ay saaranyihiin 12,733 kiish oo raashin ah iyo dhar cusub ayaa maanta […]