Xubno ka socda guddiga doorashooyinka Puntland oo Nairobi kulan kula yeeshay masuuliyiin katirsan beesha caalamka
Nairobi-(Puntland Mirror) Xubno ka socda guddiga doorashooyinka Puntland oo uu hoggaaminayo guddoomiyaha Guuleed Saalax Bare ayaa maanta oo Isniin ah magaalada Nairobi kulan kula yeeshay masuuliyiin katirsan beesha caalamka. Kulanka ayaa diirada lagu saaray sidii […]