Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay ajandaha kalfadhigooda 45-aad
Garoowe-(Puntland Mirror) Golaha baarlamaanka dowladda Puntland ayaa maanta oo Isniin ah ansixiyay ajandaha kalfadhiga 45-aad. Qodobada ugu waa weyn ee ajandaha ayaa waxaa kamid ah ansixinta miisaaniyada 2020, ansixinta guddiga kumeelgaarka ah ee doorashooyinka Puntland, […]