Puntland oo sheegtay in dad ku dhow 10 qof ay ku dhinteen roobab mahiigaan ah
Garoowe-(Puntland Mirror) Ku dhawaad 10 qof ayaa ku geeriyootay roobab mahiigaan ah oo ka da’ay Puntland, sida ay sheegeen masuuliyiintu. Wasiirka arrimaha gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo shir jaraaid ku qabtay Garoowe maanta oo […]