Baarlamaanka Puntland oo Cabdirashiid Yuusuf Jibriil u doortay guddoomiye cusub
Garoowe-(Puntland Mirror) Baarlamaanka Puntland ayaa Cabdirashiid Yuusuf Jibriil u doortay guddoomiye cusub maanta oo Khamiis ah. Saddex musharax oo kala ah Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, Cabdijamaal Cusmaan Maxamed iyo Cali Axmed Dhahar ayaa ka qeybgalay doorashada. […]