Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland oo u safray Kenya

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxmed Islaam. [Sawir Hore]
Kismaayo-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxmed Islaam ayaa maanta oo Axad u safray magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Waa safarkiisii ugu horeeyay oo dibada ah tan iyo markii dib loo doortay bishii Agoosto ee sanadkan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*