Labo nin oo afduubnaa oo lagu sii daayay Garoowe
Garoowe-(Puntland Mirror) Labo nin oo niman deegaanka ah ay Garoowe ku afduubeen bishii lasoo dhaafay ayaa lasii daayay, oday dhaqameed ayaa sidaa sheegay maanta oo Talaado ah. Labada nin ayaa ka yimid magaalada Burco ee […]