Raysulwasaare Khayre oo xilka ka qaaday Wasiirkii Diinta iyo Awqaafta
Muqdisho-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xilka ka qaaday Wasiirkii Diinta iyo Awqaafta. Wasiirka Warfaafinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Daahir Maxamuud Geele oo soo xiganaya digreeto kasoo baxday xafiiska Raysulwasaaraha ayaa […]