Ugu yaraan 19 qof oo ku geeriyooday shil diyaaradeed oo ka dhacay Koonfur Suudaan
Juba-(Puntland Mirror) Ugu yaraan 19 qof ayaa ku geeriyooday dalka Koonfurta Suudaan kadib markii diyaarad yar oo sida rakaab ka yimid garoonka caalamiga ah ee Juba kuna socday magaalada Yirol ay burburtay Axadii. Taban Abel […]