• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ August 9, 2022 ] Wasiirka cusub ee maaliyadda DFS oo xilka la wareegay Somalia
  • [ August 7, 2022 ] Baarlamaanka DFS oo ansixiyay golaha wasiiradda cusub Somalia
  • [ August 2, 2022 ] Raysulwasaaraha cusub DFS Xamsa Cabdi Bare oo ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda Somalia
  • [ August 2, 2022 ] Mareykanka oo hoggaamiyihii Al-Qaacida ku dilay duqeyn ka dhacday Afkaanistaan World
  • [ July 27, 2022 ] Al-Shabaab ku dhintay qaraxyo ay diyaarinayeen Somalia
Home2018April

Month: April 2018

Somalia

Ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya oo howlgal ay ka sameeyeen wadada u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye ku soo qabtay xubin katirsan Daacish

April 25, 2018 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Ciidanka booliiska dowladda federaalka Soomaaliya ayaa howlgal ay ka sameeyeen wadada u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye waxay ku soo qabteen xubin katirsan maleeshiyada Daacish sidoo kale loogu yeero ISIS, sida ay ku warantay […]

Somalia

Wasiirka Gaashaandhiga dowladda federaalka Soomaaliya oo xilkii iska casilay si uu ugu tartamo guddoomiyaha baarlamaanka

April 24, 2018 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasiirka Gaashaandhiga dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Talaado ah xilkii iska casilay. Maxamed Mursal Shiikh ayaa warbaahinta u sheegay in xilkii wasiirnimada iska casilay si uu ugu tartamo guddoomiyaha baarlamaanka dowladda federaalka […]

Somalia

Taliyaha ciidanka Soomaaliya oo sheegay in ay xireen askar isku dayay in ay qalab ciidan kala baxaan xeradii uu Imaaraatka maamuli jiray

April 23, 2018 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Askar isku dayay in ay saanad iyo qalab ciidan kala baxaan xerada Gordan ee Muqdisho ayaa la xirxiray, sida uu sheegay taliyaha ciidanka. Taliyaha ciidanka xooga dalka Soomaaliya Janaraal Cabdiweli Jaamac Gorod ayaa […]

Somalia

Wasiirka Maaliyada Soomaaliya oo sheegay in dalku uu ku guuleysanayo kalsoonida haayadaha maaliyadeed ee caalamiga ah iyo cafiska deynta

April 23, 2018 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasiirka Maaliyada Soomaaliya ayaa sheegay in dalku uu ku guuleysanayo dadaalkiisa ah inuu helo kalsoonida haayadaha maaliyadeed ee caalamiga ah isla markaana laga cafiyo deynta horaanta sanadka soo socda. Cabdirixamaan Ducaale Beyle, oo […]

Somalia

Doorashada guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya oo dhici doonta 30 April

April 22, 2018 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Doorashada guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa dhici doonta 30 April, sida maanta oo Axad ah ay bayaan ku sheegeen guddiga qabanqaabada doorashada. Musharixiin badan ayaa tartamaya, oo uu ku jiro Wasiirka Gaashaandhiga Mursal Shiikh […]

English News

Somalia’s parliament speaker election to take place on April 30

April 22, 2018 Puntland Mirror 0

Mogadishu-(Puntland Mirror) The voting of Somalia’s parliament speaker will take place on April 30, organizing committee of the election said in a statement on Sunday. Several candidates are in the running, including Defense Minister Mursal […]

Somalia

Olgan Bekar: Turkigu wuxuu door-bidaa in uusan farogelin siyaasadda gudaha Soomaaliya

April 22, 2018 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Safiirka Turkiga u fadhiya gudaha Soomaaliya ayaa sheegay in dalkiisu uu door-bido in uusan farogelin ku sameyn siyaasadda gudaha Soomaaliya. Wareysi uu siiyay wargeyska kasoo baxa Turkiga ee Daily Sabah, ambaasadoor Olgan Bekar […]

Somalia

Dowladda federaalka Soomaaliya oo la wareegtay ciidankii ay tababareen Imaaraatka Carabta

April 21, 2018 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa la wareegtay ciidankii ay tababareen Imaaraatka Carabta, sida uu sheegay sargaal ciidanka katirsan. Abaanduulaha ciidanka Soomaaliya Cabdullaahi Cali Caanood ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay la wareegtay ciidankii ay […]

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo u safray Imaaraatka Carabta

April 21, 2018 Puntland Mirror 0

Boosaaso-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland ayaa u safray Imaaraatka Carabta maanta oo Sabti ah. Kahor inta uusan u safrin Imaaraatka, Cabdiweli Maxamed Cali ayaa wariyeyaasha u sheegay in ujeedka safarkiisa uu yahay sidii loo xoojin lahaa […]

English News

President Abdiweli travels to UAE

April 21, 2018 Puntland Mirror 0

Bosaso-(Puntland Mirror) Puntland President has traveled to UAE on Saturday. Before travelling to UAE, Abdiweli Mohamed Ali told reporters that the aim of his trip is to strengthen the relationship between Puntland and UAE. His […]

Posts navigation

« 1 2 3 … 9 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Baarlamaanka DFS oo ansixiyay golaha wasiiradda cusub

    August 7, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Golaha xildhibaanada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah ansixiyay golaha wasiiradda cusub ee uu soo magacaabay Raysulwasaare Xamse Cabdi Bare. Kullanka oo ay soo xaadireen 23 ayaa 229 xildhibaan aqbaleen golaha [...]
  • Raysulwasaaraha cusub DFS Xamsa Cabdi Bare oo ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda

    August 2, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Bare ayaa galabta oo Talaado ah ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda. Xubnaha cusub ee golaha wasirrada ayaa ka kooban 26 xubnood kuwaasoo uu [...]
  • Al-Shabaab ku dhintay qaraxyo ay diyaarinayeen

    July 27, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Labbo xubnood oo katirsan maleeshiyadda Al-Shabaab ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay magaalada Muqdisho maanta oo Arbaco ah, sida ay tebisay warbaahinta dowladda. Labada xubnood ayaa ku sugnaa guri kuyaala Muqdisho marka uu [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Al-Shabab suicide bombing kills top Somali military commander and his six security guards in Mogadishu

    September 18, 2016 0
    Mogadishu-(Puntland Mirror) A Somali senior military commander, Mohamed Roble Jimale known as Gobale and four of his security guards were killed on Sunday in Mogadishu after his car was hit by a car bomb. Al-Shabab [...]
  • Ku dhawaad sideed qof oo ku geeriyootay qarax ka dhacay Muqdisho

    June 15, 2019 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Ku dhawaad sideed qof ayaa ku geeriyootay qarax ka dhacay Muqdisho maanta oo Sabti ah, sida ay sheegeen ilo-wareedyo caafimaad. Qaraxa oo ahaa gaari laga soo buuxshay walxaha qarxa ayaa ka dhacay isgoyska [...]
  • Ugu yaraan 10 qof oo lagu dilay qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho

    April 5, 2017 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Ugu yaraan 10 qof ayaa lagu dilay kadib markii gaari laga soo buuxshay walxaha qarxa lagu qarxiyay makhaayad kutaala gudaha Muqdisho maanta oo Arbaco ah, sida ay sheegeen saraakiisha caafimaadka iyo kuwa amaanka. [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions