Wasiir katirsan Puntland oo beeniyay in Imaaraatka Carabta ay joojiyeen taageeradii ciidamada PMPF
Garoowe-(Puntland Mirror) Isutaga Imaaraatka Carabta ayaan joojin taageeradii ay siin jireen ciidamada Puntland ee PMPF, sida uu sheegay wasiir. Wasiir katirsan Puntland, oo magaciisa ka gaabsaday, ayaa warsidaha Puntland Mirror u sheegay in warka sheegaya […]