• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ May 23, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo agaasimaha cusub u magacaabay madaxtooyadda Somalia
  • [ May 23, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo xafiiska la wareegay Somalia
  • [ May 19, 2022 ] Muxuu Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya diiradda saari doonaa 100 maalmood ee u horeeyay? Somalia
  • [ May 17, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo soo dhaweeyay in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya Somalia
  • [ May 16, 2022 ] Madaxweyne Biden oo meelmariyay in markale ciidamada Mareykan ah dib loogu diro Soomaaliya Somalia
Home2017December

Month: December 2017

Puntland

Sargaal katirsan ciidamada Daraawiishta Puntland oo lagu dilay Gaalkacyo

December 27, 2017 Puntland Mirror 0

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Sargaal katirsan ciidamada Daraawiishta Puntland ayaa xalay fiidkii lagu dilay gudaha magaalada Gaalkacyo, sida ay Puntland Mirror u sheegeen masuuliyiin dowladda ah. Maxamed Yuusuf Aadan Qaaley ayaa niman baastoolado ku hubaysan ku toogteen […]

Somalia

Somaliland oo dib u dhigtay dhismaha saldhiga millatari ee Imaaraatka Carabta ee Berbera

December 26, 2017 Puntland Mirror 0

Hargeysa-(Puntland Mirror) Somaliland ayaa dib u dhigtay dhismaha saldhiga millatariga ee Imaaraatka Carabta ee Berbera, sida maanta oo Talaado ah uu daabacay wargesyka Geeska Afrika ee kasoo baxa magaalada Hargeysa, oo soo xiganaya ilo-wareedyo. Wasiirka […]

English News

Somaliland postpone construction of UAE military base in Berbera: local media

December 26, 2017 Puntland Mirror 0

Hargeisa-(Puntland Mirror) Somaliland has postponed the construction of UAE military base in Berbera, Geeska Afrika newspaper in Hargeisa reported on Tuesday, citing sources. Somaliland Foreign Minister Sa’ad Ali Shire has sent a letter to UAE, […]

Puntland

Maleeshiyada ISIS ee ku sugan Puntland oo ku hanjabay weeraro argagixiso inta lagu guda jiro dabaalegyada sanadka cusub

December 26, 2017 Puntland Mirror 0

Boosaaso-(Puntland Mirror) Xagjiriinta ISIS ee ku sugan gudaha Puntland ayaa taageerayaashooda ugu baaqay in ay qaadaan weeraro argagixiso inta lagu guda jiro munaasabadaha loogu dabaaldegayo sanadka cusub. Muuqaal lagu baahiyay online-ka ayaa ISIS u jeedisay […]

Somalia

Al-Shabaab oo shan qof oo ay ku eedaysay basaasnimo ku toogatay gobolka Bay

December 26, 2017 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa dil toogasho ah ku fulisay shan qof, oo uu ku jiro wiil 16-sanno jir ah, kuwaasoo ay ku eedeeyeen in ay jaajuusiin u ahaayeen Kenya, Mareykanka iyo ciidamada dowladda Soomaaliya. […]

Somalia

Jabhadda Xuutiyiinta oo maamulka Somaliland uga digay saldhiga milatari ee Imaaraatka Carabta ka dhisanayo magaalada Berbera

December 25, 2017 Puntland Mirror 0

Sanca-(Puntland Mirror) Jabhadda Xuutiyiinta dalka Yeman ayaa maamulka Somaliland uga digay qorshaha uu Isutaga Imaaraatka Carabta uu magaalada Berbera uga dhisanayo saldhiga milatari. Muuqaal baraha bulshada lasoo dhigay, ayaa Xuutiyiintu ku sheegeen haddii Somaliland aysan […]

Puntland

Madaxweynihii hore ee Puntland oo dad weynaha Puntland ugu baaqay in ay taageeraan mashaariicda horumarineed ee ka socda gudaha gobolada

December 24, 2017 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa dad weynaha reer Puntland ugu baaqay in ay taageeraan mashaariicda horumarineed ee ka socda gudaha gobolada Puntland. Faroole oo shir jaraaid ku qabtay maanta […]

Puntland

Ugu yaraan 15 qof oo ku geeriyootay dagaal beeleed ka dhacay deegaanada miyiga ee kuyaala xadka gobolada Nugaal iyo Sool

December 24, 2017 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Ugu yaraan 15 qof ayaa ku geeriyootay 20 kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii maleeshiyo beeleedyo ay ku dagaalameen deegaanada miyiga ee kuyaala xadka gobolada Nugaal iyo Sool, sida uu sheegay qof […]

English News

At least 15 killed in clan clashes on the border between Nugaal and Sool regions

December 24, 2017 Puntland Mirror 0

Garowe-(Puntland Mirror) At least 15 people were killed and more than 20 others wounded when clan militias clashed in rural area along the border of Nugal and Sool regions, resident said. The fighting between militants […]

Somalia

Madaafiic ku dhacay meel u dhow xarunta madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdisho

December 23, 2017 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Ugu yaraan saddex madfac  ayaa ku dhacay meel u dhow madaxtooyada Soomaaliya maanta oo Sabti ah, sida ay sheegeen ilo-wareedyo dhanka ammaanka ah oo ku sugan Muqdisho. Lama oga khasaaraha ka dhashay madaafiicdaas […]

Posts navigation

« 1 2 3 … 6 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo xafiiska la wareegay

    May 23, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta oo Isniin ah si rasmi ah xafiiska u kala wareegay madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kadib munaasibad lagu qabtay xarunta madaxtooyadda Villa [...]
  • Muxuu Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya diiradda saari doonaa 100 maalmood ee u horeeyay?

    May 19, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa la filayaa in asbuuca soo socda uu la wareegi doono xafiiska, sida ilo-wareedyo dowladda katirsan ay u sheegeen bog wareedka Puntland Mirror. Madaxweynaha [...]
  • Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo soo dhaweeyay in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya

    May 17, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee la doortay ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa soo dhaweeyay go’aanka uu dhiggiisa Mareykanka Joe Biden ku amray in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya si ay ula [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Qarax ismiidaamin ah oo afar askari ku dilay magaalada Gaalkacyo

    April 28, 2018 0
    Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Qof isa soo miidaamiyay ayaa isku qarxiyay xarun ciidan oo kutaala magaalada Gaalkacyo maanta oo Sabti ah, waxaana uu dilay afar askari, sida ay sheegeen masuuliyiin. Dadka dhintay ayaa waxaa kamid ahaa sargaal [...]
  • Qarjab urges Puntland people to work together for peace

    June 29, 2017 0
    Garowe-(Puntland Mirror) Puntland Security Minister Abdi Hersi Ali Qarjab called on Puntland people to work together with the government to end the acts of terrorism in the region. Speaking to Radio Daljir in Puntland on [...]
  • Ciidamada dowladda Soomaaliya oo ugu yaraan labo maleeshiyo Al-Shabaab ah ku diley gobolka Bakool

    December 2, 2016 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Ugu yaraan labo maleeshiyo  Al-Shabaab ah ayaa lagu diley dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda Soomaaliya iyo maleeshiyada Al-Shabaab oo ka dhacay gobolka Bakool maanta ooo Jimce ah, sida uu sheegay sargaal. Korneyl Teeso [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions