Business

Huteel qurux badan oo laga furay gudaha magaalada Garoowe

Huteel qurux badan oo laga furay gudaha magaalada Garoowe

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Cabdixakiim Cumar Camay ayaa huteel qurux badan ka furay gudaha magaalada Garoowe xalay oo Sabti ahayd. Huteel Grand ayaa kamid ah kuwa ugu quruxda badan gudaha magaalada, kaasoo ay maalgeliyeen qurbajoogta dalka kusoo laabanaysa. Isaga oo ka hadlayay munaasabadii furitaanka, Madaxweyne ku xigeenka ayaa sheegay in huteelka uu calaamad u yahay horumarka magaalada.[Read More…]

Diyaaradda ayaa duuli karto dherer gaaraya 3,000 mitir iyo xawaare dhan 300 mitir saacadiiba. [Xigashada Sawirka: AFP]

Diyaaradii ugu horeysay ee rakaab oo Shiinuhu sameystay oo hawada gashay

Beijing-(Puntland Mirror) Diyaaradii ugu horeysay oo gudaha dalka Shiinaha lagu sameeyo ayaa dhammeystirtay duulimaadkeedii ugu horeeyay, taasoo caqabad weyn ku ah shirkadaha sameeya diyaaradaha ee Boeing iyo Airbus. Kadib 90 daqiiqo oo ay hawada ku jirtay diyaarada ayaa si nabad ah ugu noqotay garoonka diyaaradaha Pudong oo kuyaala Shanghai. Diyaaradda ayaa calaamad muhiim ah u ah hami kororka Beijing ee[Read More…]

IMF oo Soomaliya ka caawin doonta sameynta lacag cusub oo lagu badalayo tii hore. [Sawirka: Archive]

IMF oo Soomaliya ka caawin doonta sameynta lacag cusub oo lagu badalayo tii hore

Garoowe-(Puntland Mirror) Haayada caalamiga ah ee maaliyada ee IMF ayaa Soomaaliya ka taageeraysa qorshe dib loogu badalayo lacagta canyayuuban ee la daabacay kahor inta dalka uusan gelin dagaalka sookeeye oo qiyaas ahaan dhan ilaa 30-sanno. Lacagta cusub ee Shillin Soomaaliga ah ayaa la filayaa in sanadkan ay suuqyada dalka gasho, iyada oo dhinac socota dollarka oo hadda ah lacagta ugu[Read More…]

by February 20, 2017 0 comments Business, Somali News
Somali central bank governor say its government plans to print official banknotes. [Photo Cedit: Reuters]

Guddoomiyaha bangiga dhexe ee Soomaaliya oo sheegay in dhawaan la daabici doono lacag adag oo rasmi ah

Muqdisho-(Puntland Mirror) Soomaaliya ayaa qorsheynaysa daabacaada lacago adag oo rasmi ah inta lagu guda jiro sanadkan markii ugu horeysay tan iyo markii ay burburtay dowladdii dhexe 1991-dii. Guddoomiyaha bangiga dhexe ee Soomaaliya Bashiir Ciise Cali oo wareysi gaar ah siiyay idaacada VOA-da shalay oo Sabti ahayd waxa uu sheegay in dhammaan howlihii farsamo ee diyaarinta la dhammeeyay, ayna dowladdu ku[Read More…]

by February 12, 2017 0 comments Business, Somali News
Sarifka dollarka oo hoos u dhacay gudaha Muqdisho

Sarifka dollarka oo hoos u dhacay gudaha Muqdisho

Muqdisho-(Puntland Mirror) Qiimaha sarifka dollarka ayaa hoos u dhacay gudaha magaalada Muqdisho intii lagu guda jiray saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay, sida ay sheegeen ganacsatadu. Halkii dollar ($1) ayaa gaaray sarif u dhaxeeya lix iyo toban kun (16,000 Sh.So) ilaa iyo sideed iyo toban kun (18,000 Sh. So). Ganacsatada ayaa sheegtay in hoos u dhaca dollarka ay sababtay lacago dollar[Read More…]

by February 11, 2017 0 comments Business, Somali News
Haayada IMF oo sheegtay in dakhliga wax-soosaarka Soomaaliya uu hoos u dhici doono 2.7 boqolkiiba inta lagu jiro 2017

Haayada IMF oo sheegtay in dakhliga wax-soosaarka Soomaaliya uu hoos u dhici doono 2.7 boqolkiiba inta lagu jiro 2017

Garoowe-(Puntland Mirror) Dhaqaalaha Soomaaliya ayaa la filayaa in sanadkan uu si adag hoos ugu dhaco iyadoo abaari ay ku dhufatay wax soo-saarka beeraha, sidoo kale saameyntu waxa ay si lamid ah u saameyn doontaa dhismaha iyo isgaarsiinta, sida ay sheegtay haayada maaliyada ee IMF. Bayaan ay soo saartay gelinkii dambe shalay oo Arbaco ahayd, IMF ayaa rajeynaysa in dakhliga wax-soosaarka[Read More…]

by February 9, 2017 0 comments Business, Somali News
Warshada ugu weyn Soomaaliya ee soo-saarta biyaha la cabo ee caagadaha oo laga furay Gaalkacyo

Warshada ugu weyn Soomaaliya ee soo-saarta biyaha la cabo ee caagadaha oo laga furay Gaalkacyo

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Warshada ugu weyn ee soo-saarta biyaha la cabo ee caagadaha ayaa laga furay magaalada Gaalkacyo shalay oo Axad ahayd. Saleebaan Cabdi Cali oo kamid ah ganacsatada reer Puntland ee shirkada oo magaceeda la dhaho Furaat maalgelisay ayaa sheegay in warshadu ay tahay mida ugu weyn ee sifaysa caagadaha biyaha la cabo. “Waa warshada maanta ugu weyn Soomaaliya oo[Read More…]

by January 3, 2017 0 comments Business
Jubba Airways oo duulimaadyo cusub oo isku xiri doona dhowr magaalo ka bilowday garoonka diyaaradaha Boosaaso

Jubba Airways oo duulimaadyo cusub oo isku xiri doona dhowr magaalo ka bilowday garoonka diyaaradaha Boosaaso

Garoowe-(Puntland Mirror) Shirkada duulimaadka diyaaradaha ee Jubba Airways ayaa duulimaadyo cusub ka bilowday garoonka diyaaradaha caalamiga ee magaalada Boosaaso, sida ay sheegeen saraakiisha Jubba Airways shalay oo Axad ahayd. Duulimaadyada cusub ayaa isku xiri doona magaalooyinka Dubai, Boosaaso, Muqdisho iyo Nairobi. “Shirkada Jubba airways markay aragtay baahiyo baddan oo ka imaanaya Bulshada Puntland gaar ahaan kuwa Boosaaso waxaan go’aan ku[Read More…]

by December 19, 2016 0 comments Business, Puntland, Somali News
Soomaaliya oo bartilmaameedsanaysa suuqyo cusub oo loo dhoofiyo geela

Soomaaliya oo bartilmaameedsanaysa suuqyo cusub oo loo dhoofiyo geela

Garoowe-(Puntland Mirror) Soomaaliya oo ah dalka saddexaad ee ugu badan geela, ayaa bartilmaameedsanaysa suuqyyo cusub oo loo dhoofiyo geela, iyadoo ay muuqato in dhaqaale fiican ka heleen ganacsiga dhoofka xoolaha nool. Dalka kuyaala Geeska Afrika ayaa balaariyay adeegyada dekadihiisa dhoofinta xoolaha nool, sida geela, lo’ada iyo ariga, iyadoo loo dhoofiyay dalka Masar dhawaana ay bilaabmi doonto in loo dhoofiyo dalka[Read More…]

by November 24, 2016 0 comments Business, Somali News
Amtel ayaa bixin doonta qaybaha isgaarisiinta sida GSM-ka, Internet-ka iyo adeegyada lacag dhigashada moobilka ee (mobile money services). [Sawirka: Facebook]

Shirkada Amal Group oo soo kordhisay shirkad isgaarsiineed

Garoowe-(Puntland Mirror) Shirkada Amal Group ayaa xalay oo Axad ahayd kusoo bandhigtay magaalada Garoowe shirkad isgaarsiineed oo cusub oo ay hirgalisay oo lagu magacaabo Amtel. Munaasabada soo bandhigida ayaa waxaa kasoo qaybgalay bulshada qaybaheeda kala duwan sida, ganacsatada, odayaasha dhaqanka iyo saraakiisha dowlada Puntland. Yacquub Maxamed Ciise, oo ah asaasaha shirkada Amal Group ayaa sheegay in shirkada cusub ee Amtel[Read More…]

by October 18, 2016 0 comments Business
Scroll Up