Ganacsatada ayaa go’aan ku gaartay in ay xiraan goobahooda ganacsiga kadib markii ay dowladdu ku khasabtay in ay qaataan lacagta duuga ah ee Shillin Soomaaliga, sida il-wareedyo ay u sheegeen warsidaha Puntland Mirror.
Gudaha Puntland, ganacsatada ayaa diiday in ay qaataan lacagta duuga ah ee Shillin Soomaaliga, taasoo keentay sicir barar balaaran oo ku yimid qiimaha maciishada asbuucyadii lasoo dhaafay.