Wefidga oo uu hoggaaminayo Khalifa Jassim Al kuwari oo ah agaasimaha guud ee sanduuqa Qatar ee horumarinta ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Muqdisho ku soo dhaweeyay masuuliyiin katirsan dowladda Soomaaliya.
Wefdiga Qatar ayaa la kulmi doona Raysulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre, waxayna ka wadahadli doonaan arrimo kala duwan.