Sawiro: Ciidamada nabadsugida Soomaaliya ee NISA oo deegaanka Ceelasha Biyaha ku qabtay gaari hub siday

Gaari
Gaariga Qaraxa waday. Sawirka: Sonna.

Muqdisho-(Puntland Mirror) Ciidamada nabadsugida dowlada federaalka Soomaaliya NISA ayaa maanta oo Arabco ah qabtay gaari laga buuxshay walxaha qarxa iyo hub ay kamidyihiin gantaalada bumbooyinka lagu xiro iyo hub kale oo fudud.

weapon
Gantaalo iyo qoriga AK-47. Sawirka: Sonna.

Sidoo kale waxay ciidamada qabteen fuustooyin laga buuxshay hub.

fuusto
Fuusto. Sawirka: Sonna.

Gaariga ayaa lagu qabtay deegaanka Ceelasha Biyaha oo 17 km dhanka galbeedka kaga beegan caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.

Wali lama sheegin cida iska leh, balse maleeshiyada al-Shabaab ayaa hubkaan oo kale u isticmaasha weerarada ay ka geysato Soomaaliya.

About Puntland Mirror 877 Articles
Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*