Garoowe-(Puntland Mirror) Puntland iyo Jubaland ayaa sheegay in aysan qeyb ka ahayn heshiiska ka dhacay Dhuusamareeb u dhaxeeyay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo qaar katirsan maamul goboleedyada, sida lagu sheegay war-saxaafadeed wadajir ah.
Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka wadajirka ah.
Be the first to comment