Madaxweynaha ayaa ka qeybgali doona kulan u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladdaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka.
Kulanka ayaa looga wada-hadli doonaa xiriirka sii xumaanaya ee ka dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo Dowladdaha Xubnaha ka ah iyo sidoo kale doorashooyinka soo socda.