Labo qof oo ku dhimatay shil gaari oo ka dhacay meel u dhow degmada Buurtinle

Shilka labada gaari. [Isha Sawirka: Booliiska Puntland]

Garoowe-(Puntland Mirror) Labo qof ayaa ku dhintay saddex kalena waa ay ku dhaawacmeen shil gaari oo ka dhacay meel u dhow degmada Buurtinle ee gobolka Nugaal subaxnimadii Arbacada, sida ay sheegeen ciidanka booliiska Puntland.

Labada gaari ee shilka galay ayaa kala ahaa Mark II iyo gaari kuwa xamuulka qaada ah, booliiska ayaa intaas ku daray.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*