Juxa: qofna aragtidiisa siyaasadeed shaqo loogama joojin karo

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Hanaanka Dimuqraadiyadda ee Puntland Cabdi Faarax Juxa. [Sawir Hore]

Garoowe-(Puntland Mirror) Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Hanaanka Dimuqraadiyadda ee Puntland ayaa masuuliyiinta heer gobol iyo heer degmo ku wargelisay in aan qofna shaqada laga joojin karin aragtidiisa siyaasadeed, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay wasaaradda gelinkii dambe ee Axada.

Tilaabadan ayaa timid kadib markii guddoomiye xaafadeed Garoowe lagu xiray arrimo la xiriira aragtidiisa siyaasadeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*