Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasraadda Warfaafinta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in sargaal sare oo katirsan maleeshiyada lagu dilay howlgal ka dhacay deegaanka Juxaay.
Sargaalka la dilay ayaa magaciisa lagu sheegay Yuusuf Maxamed Jiingaab oo loo yaqaan Wasiir, kaasoo maleeshiyada u qaabilsanaa xagjiraynta dhallinyarada, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta fiidnimadii Sabtida.