PuntlandSomalia Dabley Al-Shabaab ah oo Boosaaso ku dhaawacday taliye ku-xigeenka ciidamada booliiska Puntland Last updated: December 15, 2016 3:09 pm By Puntland Mirror Share 1 Min Read Taliye ku xigeenka ciidamada booliiska Puntland, Jaamac saxardiid. [Xuquuqda Sawirka: Maxamed Xirsi Jabra/wariye katirsan TV-ka dowladda Puntland] SHARE Taliye ku xigeenka ciidamada booliiska Puntland, Jaamac saxardiid. [Xuquuqda Sawirka: Maxamed Xirsi Jabra/wariye katirsan TV-ka dowladda Puntland]Boosaaso-(Puntland Mirror) Dablay hubaysan oo Al-Shabaab katirsan ayaa magaalada Boosaaso ku dhaawacday taliye ku-xigeenka booliiska Puntland Jaamac Saxardiid. Taliyaha ayaa loola cararay isbitaalka guud ee magaalada Boosaaso halkaas oo lagu dabiibayo, sida ay ilo-wareedyo caafimaad sheegeen. Kooxda hubaysan ee Al-Shabaab ayaa sheegatay masuuliyada weerarkaas, sida ay ku sheegeen idaacada afkooda ku hadasha ee Al-Andalus. Share This Article Email Copy Link Print ByPuntland MirrorFollow: Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World. Previous Article Al-Shabab gunmen wound Puntland’s deputy police officer in Bosaso port town Next Article Ciidamada ammaanka Ruushka oo Moscow ku fashiliyay weeraro argagixiso oo ay ISIS qorsheysay Leave a Comment Leave a Reply Cancel replyYour email address will not be published. Required fields are marked *Comment * Name * Email * Website Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment. TopicsClimate Change featured Global Affairs Health Hot Opinion Policy Analysis politics Research