Dabley Al-Shabaab ah oo Boosaaso ku dhaawacday taliye ku-xigeenka ciidamada booliiska Puntland

Taliye ku xigeenka ciidamada booliiska Puntland, Jaamac saxardiid. [Xuquuqda Sawirka: Maxamed Xirsi Jabra/wariye katirsan TV-ka dowladda Puntland]
Taliye ku xigeenka ciidamada booliiska Puntland, Jaamac saxardiid. [Xuquuqda Sawirka: Maxamed Xirsi Jabra/wariye katirsan TV-ka dowladda Puntland]
Boosaaso-(Puntland Mirror) Dablay hubaysan oo Al-Shabaab katirsan ayaa magaalada Boosaaso ku dhaawacday taliye ku-xigeenka booliiska Puntland Jaamac Saxardiid.

Taliyaha ayaa loola cararay isbitaalka guud ee magaalada Boosaaso halkaas oo lagu dabiibayo, sida ay ilo-wareedyo caafimaad sheegeen.

Kooxda hubaysan ee Al-Shabaab ayaa sheegatay masuuliyada weerarkaas, sida ay ku sheegeen idaacada afkooda ku hadasha ee Al-Andalus.

About Puntland Mirror 876 Articles
Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*