Hoggaamiyaha golaha Oromada oo sheegay in dagaalka dib u eegida dhulka uu Ethiopia u jihayn karo dagaal sokeeye
Washington-(Puntland Mirror) Banaanbaxyo waa-weyn oo ay ka qaybqaateen boqolaal qof ayaa ka dhacay dalka Ethiopia asbuucyadii lasoo dhaafay. Merera Gudina, oo ah hoggaamiyaha golaha dadka Oromada, oo wareysi siiyay wakaalada wararka Reuters isagoo jooga magaalada […]