Somalia

Amaanka Muqdisho oo la adkeeyay iyadoo uu soo aadanyahay shir-weynaha IGAD

Muqdisho-(Puntland Mirror) Haayadaha amaanka dowlada federaalka Soomaaliya ayaa adkeeyay amaanka caasimada Soomaaliya ee Muqdisho iyadoo uu soo aadanyahay shir-weynaha IGAD, oo la qorsheeyay in lagu qabto Muqdisho 13, September. Hoggaamiyaasha Itoobiya, Jabuuti, Kenya, Koonfurta Suudaan, […]