Duqa magaalada Garoowe oo Imaaraatka u jooga raadinta gaariyaasha dab damiska
Dubai-(Puntland Mirror) Duqa magaalada Garoowe Xasan Maxamed Ciise ayaa safar ku tagay magaalada Dubai ee dalka Isutaga Imaaraatka todobaadkii tagay, isaga oo raadinaya gaariyaasha dab damiska, sida uu sheegay xoghayaha maanta oo Talaado ah. Xoghayaha […]