In ka badan 300 oo macalimiin ah oo ka qalinjabiyay kulliyada tababarka macalimiinta GTEC
Garoowe-(Puntland Mirror) In kabadan 300 oo macalimiin ah ayaa maanta oo Isniin ah ka qalinjabiyay kulliyada macalimiinta ee Garoowe “GTEC”. Madaxweynaha dawladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali, wasiirka waxbarashada Puntland Abshir Yuusuf Ciise, xildhibaano iyo marti […]