Dagaal dib uga qarxay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug
Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Dagaal u dhaxeeya ciidamada Puntland iyo maleeshiyada Galmudug ayaa maanta oo Khamiis ah ka qarxay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, sida ay sheegeen dadka deegaanka. Qof dadka deegaanka ah oo codsaday in aan […]