Doorashada xildhibaanada aqalka hoose ee dowlada federaalka Soomaaliya oo dib uga bilaabmatay Garoowe
Garoowe-(Puntland Mirror) Doorashada xubnaha aqalka hoose ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah dib uga bilaabmatay magaalada Garoowe ee caasimada dowladda Puntland. Doorashada maanta ayaa waxaa lagu dooran doonaa saddex xildhibaan, kuwaasoo kamid […]