Ciidamada ammaanka Puntland oo qarax gaari ku fashiliyay gudaha gobolka Mudug
Garoowe-(Puntland Mirror) Ciidamada ammaanka dowladda Puntland ee jooga gobolka Mudug ayaa qarax gaari ku fashiliyay gudaha degmada Beyra ee gobolka Mudug Jimcadii shalay, sida uu sheegay sargaal. Sargaal katirsan ciidamada ammaanka Puntland ayaa warsidaha Puntland […]